Caafimaadka

Wasiirka wasaradda Caafimaadka oo Xarigga Ka Jaray Mashruuc Si Lacag La’aan Ah Indhaha Loogu fiiqayo 500 oo Bukaan ah »

wasirka

admin 03:09 pm | Wasiirka wasaaradda Caafimaadka ee xukuumadda dalka soomaliya Dr C/Casiis Shiikh Yuusuf ayaa maanta xarigga ka jaray mashruuc cosob oo indhafiiqid lacag la’aan ah,  kaas oo ay ka faa’iideysandoonaan 500 oo ruux oo bukaanno…

May 12 2012 / Read More »

Maalinta duumadda oo muqdisho siweeyn loogaga xusay »

DSC00552

admin 01:33 pm | Munaasabad ballaaran oo lagu maamuunsayay maalinta duumadda oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda caafimaadka ayaa maanta lagu qabtay xarunta Wasaaraddaasi ee Muqdisho.   Munaasbadda xuska maalinta Duumadda Adduunka oo ku began 25-ka  April…

Apr 25 2012 / Read More »

Munaasabad lagu maamusayey todobaadka Talaalka oo manta lagu qabtay Muqdisho »

tallaal-

admin 02:10 pm | Munaasabaddaani oo loogu magacdaray Todobaadka Talaalka oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda KMG Soomaaliya islamarkaana ay qeyb ka ahaayeen Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO iyo Hay’adda Caruurta Adduunka ee UNICEF…

Apr 24 2012 / Read More »
WARAR

Madaxweyne Obama oo sheegay inuu lacago siinayo Wadamo ay Soomaaliya ka mid tahay. »

Obama

admin 01:09 pm | Madaxweynaha wadanka Maraykanka Barack Obama ayaa ku dhawaaqay lacago dheeraad ah oo loogu talo galay in raashin gar gaar…

May 19 2012 / Read More »

Shirkada madaxa banana ee maamusha hawaha garoonka diyaradaha ee muqdisho ee SKA oo lacago fara badan lagala goostay. »

SKA-

admin 12:40 pm | Waxaa soo baxaaya warar sheegaya in shirkadda madaxa banana ee haatan hawlaha kala duwan ka wadda gudaha garoonka diyaradsaha…

May 19 2012 / Read More »

Siminaar ku saabsan wada shaqeynta odayaasha dhaqanka oo Muqdisho lagu qabtay »

1

admin 09:59 am | Siminaar ay soo qabanqaabisay Hay’adda Wadahadalka bulshada CCD halku dhigiisuna ahaa “Isla wada shaqeynta odayaasha dhaqanka waxay horseedi kartaa…

May 19 2012 / Read More »

Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo si heer sara ah loogu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho. »

IMG_4420

admin 03:33 pm | Muqdisho, Jimco,May 18, 2012, ———- Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax oo maanta si heer sara ah loogu soo…

May 18 2012 / Read More »

Dacwad lid ku ah nin Hindi ah oo Daabacay Passaborro Soomaali ah oo Been Abuur ah oo maanta dhageysigeedda Ka Billaabatay magaaladda Mombasa ee dalka keenya. »

danjire

admin 02:41 pm | Masuuliyiin ka soctay dawladda KMG ah ee soomaliya oo ay uu ugu horeeyaan Safiirka Dalka Soomaliya u Fadhiga dalka…

May 18 2012 / Read More »

Golaha Sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna oo cambaareeyay ficillada ay ku kaceen Shabaabka Garbahaarey »

DSC08949

admin 11:51 am | Golaha Sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca ayaa kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho maanta, waxayna kulankooda uga hadleen arrimo…

May 18 2012 / Read More »

WARAR

  • Obama

    Madaxweyne Obama oo sheegay inuu lacago siinayo Wadamo ay Soomaaliya ka mid tahay.

    Read More

  • SKA-

    Shirkada madaxa banana ee maamusha hawaha garoonka diyaradaha ee muqdisho ee SKA oo lacago fara badan lagala goostay.

    Read More

  • 1

    Siminaar ku saabsan wada shaqeynta odayaasha dhaqanka oo Muqdisho lagu qabtay

    Read More

  • IMG_4420

    Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo si heer sara ah loogu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho.

    Read More

  • danjire

    Dacwad lid ku ah nin Hindi ah oo Daabacay Passaborro Soomaali ah oo Been Abuur ah oo maanta dhageysigeedda Ka Billaabatay magaaladda Mombasa ee dalka keenya.

    Read More

  • DSC08949

    Golaha Sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna oo cambaareeyay ficillada ay ku kaceen Shabaabka Garbahaarey

    Read More

  • xukun

    Itoobiya oo maxkamadeenaysa shaqsiyaad lagu eedeeyay inay xiriir la leeyihiin Al-Qacidada geeska Africa.

    Read More

  • Pedro-Proenca

    Falaqeynta kulanka adag ee Champions League-ga ee Bayern Munich & Chelsea

    Read More

  • iska horimaad

    Iska hor imaadyo xalay ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho

    Read More

  • Stakeout following SC Consultations on Syria

    UK : ‘Waa in aan mudnaanta koowaad siinnaa geeddi-socodka siyaasadda’

    Read More

  • IMG_4324

    Shirkii Golaha Wasiiradda oo laga soo saaray warsaxafaded

    Read More

  • IMG_4301

    Ra’iisul Wasaaraha oo maanta ka qeyb galay shir looga hadlayay arrimaha Xuruyatul-qowlka

    Read More

  • IMG_0009

    Xarunta Dhallinyarada KANAVA oo lagu soo gabagabeeyay tartanka dugsiyada sare

    Read More

  • NATO

    Faah faahinno ka soo baxaya duqeyn ka dhacay Xarar dheere

    Read More

Wasiirka wasaradda Caafimaadka oo Xarigga Ka Jaray Mashruuc Si Lacag La’aan Ah Indhaha Loogu fiiqayo 500 oo Bukaan ah »

admin 03:09 pm | Wasiirka wasaaradda Caafimaadka ee xukuumadda dalka soomaliya Dr C/Casiis Shiikh Yuusuf ayaa maanta xarigga ka jaray mashruuc cosob oo indhafiiqid lacag la’aan ah,  kaas oo ay ka faa’iideysandoonaan 500 oo ruux oo bukaanno ah.qabana xanuuno kala duwan   Dr C/casiis Sheekh Yuusuf Wasiirka wasaaradda caafimaadka oo xarigga ka jaray mashruucaasi indhafiiqidda ah ayaa waxaa uu…

May 12 2012 / Read More »
wasirka

Siminaar si wada jir u soo qaban qaabiyeen Wasaarada, Dhalinyarada,iyo Ururada Dhalinyarada SYL II iyo NYC oo maanta Muqdisho lagu qabtay »

admin 06:38 pm |  Siminaar ay si wada jir ah u soo qaban qaabiyeen Wasaarada Dhalinyarada Isboortiga, Shaqada iyo Shaqaalaha, Ururka Dhalinyarada SYL II iyo Ururka Dhalinyarada Qaranka ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Siminaarkan oo ahaa mid looga doodayay diyaarinta Chater-ka iyo Siyaasada Dhalinyarada Soomaaliyed ee Heer Qaran (Somali youth charter & policy preparation) ayaa waxaa ka qeyb…

May 12 2012 / Read More »
1

Wasiirka wasaradda Caafimaadka oo Xarigga Ka Jaray Mashruuc Si Lacag La’aan Ah Indhaha Loogu fiiqayo 500 oo Bukaan ah »

admin 03:09 pm | Wasiirka wasaaradda Caafimaadka ee xukuumadda dalka soomaliya Dr C/Casiis Shiikh Yuusuf ayaa maanta xarigga ka jaray mashruuc cosob oo indhafiiqid lacag la’aan ah,  kaas oo ay ka faa’iideysandoonaan 500 oo ruux oo bukaanno ah.qabana xanuuno kala duwan   Dr C/casiis Sheekh Yuusuf Wasiirka wasaaradda caafimaadka oo xarigga ka jaray mashruucaasi indhafiiqidda ah ayaa waxaa uu…

May 12 2012 / Read More »
wasirka

Madaxweyne Obama oo sheegay inuu lacago siinayo Wadamo ay Soomaaliya ka mid tahay. »

admin 01:09 pm | Madaxweynaha wadanka Maraykanka Barack Obama ayaa ku dhawaaqay lacago dheeraad ah oo loogu talo galay in raashin gar gaar ah loogu iibiyo wadamo ku yaala qaaradda Africa oo ay Soomaaliya ku jirto kuwaasoo ay saameeyeen abaaro baahsan. Madaxweyne Obama waxaa uu xusay in lacag dhan 3 billion oo Dollar uu ugu deeqayo wadamo ku yaala…

May 19 2012 / Read More »
Obama

Tacsi- tiiraanyo iyo murugo leh »

admin 05:01 am | Dhamaan gabdhaha Mudullood ee ku nool magaalada Arhus wadanka Danmark waxay tacsi  tiiraayo leh u dirayaan dhamaan shacbiga soomaliyeed Gaar ahaan jaaliyadda muddolood eek u nool wadan dermar iyagoo uga tacsiyeynaya geeridii naxdinta laheeyd eek u timid Marxuum Cabduqaadir Abraar Taariikhdu marii ay aheeyd 4tii bishaan 2012ka isagoo ku geeriyooday wadanka dermark gaar ahaan magaladda…

Apr 6 2012 / Read More »
tacsi-logo1

Faallada

1

Saraakiisha Ciidammada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM oo maanta si Wadajir ah Muqdisho uga fuliyay Howlgallo ay Hub Ku soo Qabteen” »

admin 02:28 pm | Saraakiisha Ciidammada Booliska kuwa Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed oo garab ka helaya kuwa ururka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa waaberigii saakay magaalada Muqdisho ka bilaabay wax loogu yeeray howlgal…

May 10 2012 / Read More »
Dayaxa

Dayaxa Waa IIB »

admin 01:15 pm |   Tan iyo markii la magacaabay Dowladda uu Madaxda ka yahay Sheekh Shariif Sheekh Axmed sanadkii 2009, waxaa soo noqnoqday heshiisyo ku aadan  Badda iyo Dhulka Soomaaliya, waxayna arrintaani ka…

Apr 22 2012 / Read More »
shabe

Maamulayaasha Idaacada shabelle oo mar kale dagaal qabow ku bilaabay Tarsan »

admin 09:53 am |  Maamulayaasha raadiyaha shabelle ayaa mar kale bilaabay dagaal qabow kaasoo ay kala horjeedaan Gudoomiyaha Maamulka G.banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho,Idaacada shabelle waxay ka mid tahay FM-yada Muqdisho ka jira  ee…

Apr 11 2012 / Read More »

Sumcaddii iyo awooddii ciidammada Xoogga oo taariikhda baal Dahad ah ka gashay »

cidamada

admin 10:17 am | Ciidammada dalka Soomaaliyeed ayaa billaabay xeelada cusub oo ay uga hortagaan ficillada Al-Qaacidda, sida qaraxyada weerarrada gaadmada ah, iyadoo askarta Xoogga dalka…

Apr 8 2012 / Read More »

Farriimo muhiim ah oo ku socda dadka Muqdisho »

ocha

admin 06:46 am | Hay’adaha Bani’aadanimadu waxaa ay u baahan yihiin in laga taageero sidii ay gargaar jaango’an oo tayo leh u siin lahaayeen barokacayaasha tiradoodu…

Mar 27 2012 / Read More »

Madaxweynihii hore ee Soomaalia Cabdullahi Yuusuf Axmed oo ku geeriyooday Cusbitaal ku yaala dalka Imaaraadka. »

4

admin 08:51 am | Imaradka.23.march.2012ka]…….Col. C/Laahi Yuusuf Axmed Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa ku geeriyooday  Isbitaalka Sheekh Zaaid ee magaalada Abu-Dubai ee dalka Imaaraadka carabta, iyadoo…

Mar 23 2012 / Read More »

Kooxahii Burcad badeeda ee haystay Haweenaydii u dhalatay dalka Ingiriiska ka dib markii ay qaateen madaxfurasho lacageeyd. »

Judith Tebbutt

admin 01:11 pm | Cadado.21.3.2012ka]…..Haweenay u dhalatay wadanka Ingiriiska oo in muddo ahba gacanta ugu jirtay kooxaha burcad badeeda Soomaalida ayaa man ta mar kale xuriyadeedii…

Mar 21 2012 / Read More »

Xarigga Abuu Mansuur Amriika:- Khilaaf kala fogeyn kara Kooxaha Argagixisadda ee Al-shabaab iyo Al-qaacida WQ. Cali Maxamed Jumcaale “Cali Oyaaye” »

Sawir

admin 08:25 am | Uk.21.3.2012ka….Waxaa aad u soo shaac-baxay Khilaafka hoose ee u dhexeeya Kooxaha Islaamiyiinta ee Al-shabaab iyo Al-qaacida, kadib, markii ay Kooxda Al-shabaab xabsiga…

Mar 21 2012 / Read More »
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Mareeg State oo noqday hogaamiyihii ugu horeeyay ee maamulada Soomaaliya oo kulan la qaata madaxda ugu sareysa dalka Uganda. » Milkiilayaasha xarumaha warbaahinta oo eedeyn loo jeediyay » Faallo; Ceelka shidaalka ee Puntland; Ma Hanti qaran,mise dhaxal-beeleed? » Dood cilmiyeed looga hadlayay sida Nabada loo adkeyn karo oo maanta lagu qabtay Magaalada Baydhabo » Xukumadda Soomaaliya oo soo Dhaweysay natiijooyinka Shirka London. »

WARBIXIN

Madaxweynaha Maamulka G/waqooyi bari ee Puntland oo sheegay in uu kasoo horjeedo qodobo ka mid ah qabyo qoraalka dastuurka. »

Faroole

admin 08:02 am |  Qoraalka Waraaqadaan ayaa waxaa ku cad in Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Max’ed Faroole uu kasoo horjeestay qin la ansixyo qabyo qoraalka…

May 11 2012 / Read More »

Dr Maxamed Cali Nur Americo “Waxaan warqad codsi ah u diray wasaradda arimaha Gudaha ee keenya oo aan ku dal;baneyno in ……… »

Safiirka Somaliya ee keenya Dr Ameeriko

admin 08:48 am | Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya oo sheegay in Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dalkaasi uu u Gudbiyey Warqad uu kaga  Dalbanayo in Ciidammo…

May 10 2012 / Read More »

UNHCR oo ka warbixisay Tahriibiyaal Somali ah oo gaaray Malta »

er

admin 01:15 pm | Warsaxafadeed ay sooo saartay Hay’adda qaxootiga u qaabilsan QM ee marka magaceda lasoo gabiyo loo yaqano UNHCR ayaa sheegtay in dooni ay…

May 9 2012 / Read More »

Al-Qaacida oo hindistey farsamo bam tii ugu yaabka badneyd oo diyaaradaha ka dhan ah. »

america

admin 12:17 pm | Laanta sirdoonka Mareykanka ee magaceeda loo soo gaabiyo CIA  ayaa daboolka ka qaaday inay fashilisay hindise cusub oo farsamo oo ku aadan…

May 9 2012 / Read More »

Dood cilmiyeed looga hadlayay sida loo xoojin karo tubta toosan ee Nabada, ammaankana looga shaqeyn karo oo maanta Muqdisho lagu qabtay »

DSC04535

admin 10:01 am | Dood cilmiyeed looga hadlayay sida lagu xoojin karo tubta toosan ee Nabada loogana wada shaqeyn karo ammaanka ayaa maanta lagu qabtay Magaalada…

May 9 2012 / Read More »
Sheekh Soomow: “Waa in laga war dhowraa waxa ka soo baxa shirka odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed” » Cutubkii ugu horreeyay ciidammada AMISOM oo gaaray gobolka Hiiraan » Taliyaha Cusub ee Ciidamada AMISOM cusub oo Maanta si rasmi ah ula wareegay Hoggaanka Ciidamada AMISOM. » Sirdoonka wadanka Maraykanka sida CIA-da iyo FBI-da oo sheegay inay baaritaano ku samaynayaan Nolosha iyo Geerida Abuu Mansuur Al-Amriiki. . » Enj. Yarisow: Qaswadayaasha (Spoilers) waxaa laga qaadi doonaa tallaabo cad-cad »
1

Siminaar si wada jir u soo qaban qaabiyeen Wasaarada, Dhalinyarada,iyo Ururada Dhalinyarada SYL II iyo NYC oo maanta Muqdisho lagu qabtay »

admin 06:38 pm |  Siminaar ay si wada jir ah u soo qaban qaabiyeen Wasaarada Dhalinyarada Isboortiga, Shaqada iyo Shaqaalaha, Ururka Dhalinyarada SYL II iyo Ururka Dhalinyarada Qaranka ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho.…

May 12 2012 / Read More »
mucjiso

Hogaamiyaha Kooxda Al Qaacidda Aymen Al-Dawaahiri ayaa Markii ugu horeysay Muujiyey Guuldarada kasoo wajahaday Dalka Somaaliya kuna Tilmaamay Madaxweynaha somaaliya Sheekh Shariif in uu la mid yahay Abaa Raghiil. »

admin 04:16 pm | Hogaamiyaha Kooxda Al Qaacidda Aymen Al-Dawaahiri ayaa Markii ugu horeysay Muujiyey Guuldarada kasoo wajahaday Dalka Somaaliya kuna Tilmaamay Madaxweynaha somaaliya Sheekh Shariif in uu la mid yahay Abaa Raghiil. Sheekh…

May 12 2012 / Read More »
DSC04684

Midowga Dhalinyarada Soomaaliyed oo maanta Dood cilmiyeed ugu qabtay Magaalada Muqdisho Odayaasha dhaqanka »

admin 09:10 am |  Hey’adda Midowga Dhalinyarada Soomaaliyeed ee UYS ayaa maanta Dood cilmiyeed halku dhigiisu ahaa sida loo xoojin karo Tubta toosan ee Nabada, loogana wada shaqeeyo ammaanka, kaasoo ay ka qeyb galeen…

May 12 2012 / Read More »

Sport